![]() |
Magalada laascanood waxaa beri ka furmi doona shir ay gar wadeen ka tahay wazaarada arimaha gudaha dowlada faderaalka Somaaliya Waa shir lagu dhameystiraayo dhismaha maamulka khaatumo Oo hada ah maamul ku meel gaar ah wexeey aheyd inuu shirka furmo maalinti khamiista aheyd ee la soo dhaafay lkn siyaasiyiin kasoo jeeda deegana khatumo oo gacan saar la leh M/Weynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni Aya is hortag ku sameyay furitanka shirka
Siciid Deni aya shirkan ka hor hadal hanjabaad ah u jeediyay maamulka khatumo in hadii ay isku dayaan Gobolka sanag ay ku dsrsadaan dhismaha maamulkoda ay Puntland kala kulmi donan waxeysan muteysan laba qodob oo uu hada buuq ka jiro wexeey maamulka khatumo ka rabaan in eey tariikhda ka racaan Mida kobaad wa shaqada wazaarada arimaha gudaha ee dowlada fedaralka somaliya Sida ku cad diiwanka dhismahabmaamulada Galmudug Hirshabelle Konfur galbeed iyo dib u dhiskii Jupaland Dhamaan wazaarada arimaha gudaha e dowlada fedaralka Somaliya ayaa hormuud kabsheyd Shaqada Socotay gudiyadii ay dowlada u xilsaartay waligood qabiil kuma qeybsan sababta ay muhiim u tahay in ay howshan dowlada maamusho wa aqoonsiga Natiijada kasoo baxda shirkaan Reer khatumo wa ineey gartaan in dariiqaan yahay mid ka asalka ah Wixi cadaalad daro eex siyaasadeed ama awood qeybsiga baal marsan waalaga didi kara dowlada lkn wa inan la inkirin kaalinta dowlada dhexe ee dhismaha maamul goboleedyada
Mida labaad waa midnimada qabaailka dhismihii galmudug wuxu laha qilaaf qabiil iyo waliba mid siyaasadeed Waxaa la xasuusta ineey Puntland eey diiday oo eey ku dooday in galmudug tahay gobol iyo bar maamulna eysan noqon karin sido kale kooxdi hubeysneyd ee ahlu sunna waljamca aya diidaneed dhismaha maamulka galmudug hadana looma joojin diidmooyinkaas Sintaas lamid ah dhismihii mamulka Hirshabelle waxaa Diidana qeyb ka mid ah dad degana Gobolka Hiiraan hadana wa la socodsiyay in mamulka la dhiso waxaa sidoo kale jirtay dhismihii mamulka Konfur galbeed in loo kala Safnaa Qoladii 6 Gobol rabtay iyo kuwii donayay 3 Gobol hadana ayadoo la buuqayo aya maamulka la dhisay sido kale awood qeybsiga Jupaland wa leysku hystay marki la dhisayay maamulkas balse looma hakan dhamaan arimahan wexeey maamulka khaatumo fahamsinaya inan maamulka dhismi doonin hadi la sugo codka qabiil mideysan qabiil walbaa waxaa laga heli kara dad diyaar u ah ineey shaqada socota qeyb ka noqdaan diidmoyinka qaar duruuufaha mustaqbalka ayaa xalin doona dadka qaba halasugo codka dad ka maqan ee reer sanaag wexeey iibiniyan mashruuc dib u dhac ama maqaam ka hooseya midka hada lagasugayo khaatumo taariikhda dhismaha maamul goboleedyada somaliya kuma xusna reer boqoliba boqol isku raacsana shaqada socotay hadana gababadii walagu qasbanaaday in la aqbalo natiijada so baxday kaliya waxaa muhiim ah in reerka horboda dhismaha maamulkani sameynin bursi xad dhaaf ah oo inta maqanna sii fogeeya inta joogtna sii niyad jabiya
0 Comments